Tafsiirka Sh-Umal 1.8 Apk

Tafsiirka Sh-Umal 1.8 icon
Requires: Android 4.1 and up
Curent version: 1.8
Updated: 29.10.2019
Price: Free
Size: 10 Mb
Download: 77

Rate saved, Thank!

4.8 (1 votes)

Description of Tafsiirka Sh-Umal

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo dhan oo uu inoo sharxey Sheekh Maxamed Cabdi Umal, Allah ajir iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib markii uu guul noqdey app-kii Tafsiirkii Sheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan kula socoto:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo socda, istaajisid darsigii, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid iwm
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana hadalkii uu casharkii uu horey ka sii soconayo meeshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan tafsiirka waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad un dhageysan kartaa maalinkii halmar oo kugu filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah ama kitaabkii ood heysato

- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartid ama la share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga iyo cid walbo ood dooneyso inaad la wadaagto kheyrka.


This app contains the audio translations of the Holy Quran, translated by Sheikh Mohamed Abdi Umal, may Allah give ajir and hasanat to the Sheikh. After a period of time and hard work following the successful implementation of Tafsiirka Omar Faaruuq app, we have finally released this app of Tafsiirka Quraanka by Sheikh Umal, we hope you will benefit from it Insha Allah.

This app will enable you to:

- Listen to the audio lessons in an arranged format, pause, stop, repeat, shuffle, forward and rewind the lessons
- Lessons will pause if you receive calls, after finishing the call, the lesson will resume from where you left and continue your lesson.
- The audio lessons are very light in size, hence not consuming huge internet data on your side since you can only take one lesson each day which lasts an hour or so.

- You can also download the whole Quran in reading format to make it easier while listening the audio lessons if you don't have access to the Mushaf Kitab, you don't have to stay in the audio lesson section while listening, you can listen while on the Reading Quran app, the audio lessons will not stop if you leave them while it is playing.

- You can share the Tafsiirka Quraanka app with families and friends and share with anyone whom you think will benefit Tafsiirka Quraanka by Sheikh Umal.

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somali, Tafsiirka, sheekh, and Sheikh Umal

Read more...

Images

Share this App

Also from Abdirsaaq Macalin

Qari Matrood 1.1 Apk

Qari Matrood

Category: Books & Reference
Free
Download Apk
Sh.C.Suufi-Quraanka Somali 1.4 Apk

Sh.C.Suufi-Quraanka Somali

Category: Books & Reference
Free
Download Apk
Raxiiqul Makhtuum - Somali 1.5 Apk

Raxiiqul Makhtuum - Somali

Category: Books & Reference
Free
Download Apk
Xisnul Muslim - Adkaarta 1.0.0 Apk

Xisnul Muslim - Adkaarta

Category: Books & Reference
Free
Download Apk

Similar apps

Sh Umal 1.3 Apk

Sh Umal

Education
altaqwa technology
0.48 Mb
Download Apk
Tafsiirka Quraanka 1.0.0 Apk

Tafsiirka Quraanka

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
20.98 Mb
Download Apk
Tafsiirka 2.3 Apk

Tafsiirka

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
3.84 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Nuurudiin.9 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Nuurudiin.9

Education
Cabdi Cali Bile
100.47 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.5 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.5

Education
Cabdi Cali Bile
94.97 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.2 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.2

Education
Cabdi Cali Bile
97.36 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.3 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.3

Education
Cabdi Cali Bile
96.85 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.1 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.1

Education
Cabdi Cali Bile
93.21 Mb
Download Apk
Tafsiirka  SH Nuurudiin.1 1.0 Apk

Tafsiirka SH Nuurudiin.1

Education
Cabdi Cali Bile
94.81 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.4 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Cariif.4

Education
Cabdi Cali Bile
83.16 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Nuurudiin.3 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Nuurudiin.3

Education
Cabdi Cali Bile
101.28 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Carif.7 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Carif.7

Entertainment
Cabdi Cali Bile
55.42 Mb
Download Apk
Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Carif.6 1.0 Apk

Tafsiirka Sh Maxamuud Ow Carif.6

Entertainment
Cabdi Cali Bile
77.44 Mb
Download Apk
Tafsiirka Quranka Offline - Part 1 1.3 Apk

Tafsiirka Quranka Offline - Part 1

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
90.05 Mb
Download Apk
Tafsiirka Quranka Offline Part 2 1.2 Apk

Tafsiirka Quranka Offline Part 2

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
90.24 Mb
Download Apk
About Privacy Policy Feedback Report a policy violation