Soomaali MALL 13 Apk
Rate saved, Thank!
4.8 (1 votes)
Description of Soomaali MALL
SOOMAALI DIGITAL MALL Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed. Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah: Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda. Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale. Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay. Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.