Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka 3.0 Apk

Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka 3.0 icon
Category: Lifestyle
Requires: Android 4.1 and up
Curent version: 3.0
Updated: 20.07.2019
Price: Free
Size: 4.01 Mb
Download: 187

Rate saved, Thank!

4.5 (1 votes)

Description of Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Read more...

Images

Share this App

Similar apps

Somali audio Quran (Quraanka kariimka) 2.1 Apk

Somali audio Quran (Quraanka kariimka)

Books & Reference
Castelo Apps
11.81 Mb
Download Apk
Quraan-E-Karim (11 Lines) 2.4 Apk

Quraan-E-Karim (11 Lines)

Books & Reference
Deeniyat Educational and Charitable Trust
42.13 Mb
Download Apk
Quraan-E-Karim (13 Lines) 2.5 Apk

Quraan-E-Karim (13 Lines)

Books & Reference
Deeniyat Educational and Charitable Trust
37.45 Mb
Download Apk
Quraan-E-Karim  (15 Lines) 2.3 Apk

Quraan-E-Karim (15 Lines)

Books & Reference
Deeniyat Educational and Charitable Trust
41.58 Mb
Download Apk
Quraan (Quran in Somali) 1.0 Apk

Quraan (Quran in Somali)

Books & Reference
Quran books
1.2 Mb
Download Apk
Sh.C.Suufi-Quraanka Somali 1.4 Apk

Sh.C.Suufi-Quraanka Somali

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
3.2 Mb
Download Apk
Tafsiirka Quraanka 1.0.0 Apk

Tafsiirka Quraanka

Books & Reference
Abdirsaaq Macalin
20.98 Mb
Download Apk
Soomaali MALL 13 Apk

Soomaali MALL

Books & Reference
Soomaal Tech
33.97 Mb
Download Apk
Quraan Ka Paigaam 4.0 Apk

Quraan Ka Paigaam

Books & Reference
Deeniyat Educational and Charitable Trust
15.09 Mb
Download Apk
Quraan-E-Kareem 1.3 Apk

Quraan-E-Kareem

Books & Reference
Indian App World
39.01 Mb
Download Apk
Quraan Kheera v1.0.1 Apk

Quraan Kheera

Books & Reference
AMA-Jamry
0.62 Mb
Download Apk
Subac Quraan.2 1.0 Apk

Subac Quraan.2

Education
Cabdi Cali Bile
84.85 Mb
Download Apk
Subac Quraan.1 1.0 Apk

Subac Quraan.1

Education
Cabdi Cali Bile
102.09 Mb
Download Apk
Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 9 Apk

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

Educational
Curious Learning
34.5 Mb
Download Apk
About Privacy Policy Feedback Report a policy violation