Sheekh Isaxaaq 3.0 Apk

Sheekh Isaxaaq 3.0 icon
Requires: Android 4.0.3 and up
Curent version: 3.0
Updated: 28.05.2020
Price: Free
Size: 23.9 Mb
Download: 49

Rate saved, Thank!

4 (1 votes)

Description of Sheekh Isaxaaq

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra(AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii go‟aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra(AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

Read more...

Images

Share this App

Also from WIA-Tech

E-Ballami Dhakhtar 1.0 Apk

E-Ballami Dhakhtar

Category: Health & Fitness
Free
Download Apk
Xeel-Daaq 5.0 Apk

Xeel-Daaq

Category: Books & Reference
Free
Download Apk
Hir iyo Hiigsi 5.0 Apk

Hir iyo Hiigsi

Category: Books & Reference
Free
Download Apk
About Privacy Policy Feedback Report a policy violation